Dowlada federaalka oo dhaqaalihii ugu horeeyey ka heshay shidaalka Somalia

Dowladda federaalka ee Soomaaliya oo sanadihii dambe ku hawlaneyd sidii looga faaideysan lahaa kheyraadka dalka ayaa markii ugu horeysay dhaqaale ka soo xerooday kirada xirmooyinka shidaalka. Wasiir ku-xigeenka Batroolka iyo macdanta ee dowladda federaalka ee Soomaaliya, Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal ayaa xaqiijiyey in wasaaradiisu heshay dhaqaalihii ugu horeeyey ee ka soo xerooday shidaalka Somalia. “Kadib dadaalo … Continue reading Dowlada federaalka oo dhaqaalihii ugu horeeyey ka heshay shidaalka Somalia